Hangoolnews.com
Badhasaabkii hore ee G.Gabiley oo ka Hadlay Dareenkiisa ku aadan bedelkiisa Gobolka Sool
February 15, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HNG)Badhasaabkii hore ee Gobolka Gabiley oo Xalay Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Badhasaabka Gobolka Sool Md. Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-shiine), ayaa ka dareen celiyay,wuxuuna uga mahad celiyay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka uu u magcaabay. ee Gobolka Sool.

“Waa Xil la mid ah kan hayay, Waanan soo dhawaynayaa, waxaanan u arkaa in Madaxweyne Siilaanyo uu ii carbinaayo siyaasada, ayuu yidhi Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe-shiine),

Masuulkan cusub ee Madaxweyne Siilaanyo u magcaabay Guddoomiyaha Gobolka Sool, ayaa hore xilal uga soo qabtay Xukuumada Madaxweyne siilaanyo, gaar ahaan Gobolka gabiley oo u imika ahaa iyo Maareeyaha ku xigeenka Madbacadda Qaranka.

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

Sources Mahiigaannews

COMMENTS
Latest News