Hangoolnews.com
Afhayeenka cusub ee madaxwayne siilanyo oo ka hadlay dareenkiisa xilka loo magacaabey
February 15, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Afhayenka cusub ee madaxwaynaha Somaliland habeenkii xalay ahaa magacaabey kadib markii afhayeenkii hore ee madaxwaynaha loo dalacsiiyey wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland ayaa ka hadlay dareenkiisa ku aadan xilka cusub ee madaxwaynaha Somaliland u magacaabay ee ah afhayeenka madaxwaynaha Somaliland,

c/raxmaan sheikh cilmi faahiye (shamax) oo hore uga mid ahaa saxaafada somaliland waqti xaadirkana ku shaqynayay looyarnimo waxa uu soo dhaweeyey xilka uu madaxwayne siilanyo u magacaabey isaga oo sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay magacaabista afhayeenka madaxwaynaha Somaliland,

Halkan Ka daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News