Hangoolnews.com
Suldaan Nadiif Jibriil oo ka tirsan Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Dadka Laga Tirada Badan yahay Ugu baaqay Inay Qaatan Kaadhka Cod bixinta
February 14, 2016 - Written by Hangool

nadif

Hargeisa (HNG) Suldaan Nadiif Saydh Jibriil oo ka tirsan Madax dhaqameedka Somaliland ayaa  Dadka Laga Tirada Badanyahay  ee ku dhaqan gobalada iyo degmooyinka somaliland Ugu baaqay Inay Qaatan Kaadhka Cod bixinta Meelkastoy  Jogan si ay uga qayb qaatan doorshooyinka dalka ka dhacay snadka soo socda suldaanka aya dadkaa sidoo kale u sheegay  inay ka qayb qatan xidhibanada golaha wakilada ee sanadka soo socda la soo dooranayo

Suldaan  nadiif ayaa sidoo  kale hanbaleeyey  qaabkii diwan galinta kaadhka cod bixintu  uga  dhacday  gobalka togdheer isagoo   dadwaynaha ku dhaqan  gobalkaasi ugu hanbalyey  qaabkii ay kaadhka u qaaten  sidoo kale waxa uu

Suldaan  nadiif  hanbalyo  gaara u diray  beelaha  gabooye  ee ku dhaqan  burco  oo uu sheegay  inay si wacan u qaaten kaadhkii cod bixita

Waxa  u gabogabadii suldaanku  bulshada rer  boorama ee gobalka wadl  ugu aqay inay kaadhka cod bixinta qaatan  ugan  soo baxan  sidii  gobalka togdher

Hangoolnews.com

Hargeisao/office

Hangoolnews.com@gmail.com

COMMENTS
Latest News