Hangoolnews.com
Hordhaca Kulanka Xamaasada Badan Ee Man City Vs Tottenham,
February 14, 2016 - Written by Hangool News

Sports(HNG) Manchester City ayaa isku dayi doonto iney kasoo kabato guuldaradii qadhaadhayd ee Leicester City ay baday todobaadkii dhamaaday waxayna wiilasha Manuel Pellegrini ay marti qaad balaadhan oo la wada sugayo u fidinayaan kooxda qaab ciyaareedka fiican ku jirta ee Tottenham Hotspur oo soo booqaneyso Etihad.

Manchester-City-vs-Tottenham-live-Sunday-lunchtime-kickoff

Sida uu hataan u taagan yahay jadwalka kala sareynta, Man City ayaa fadhiso kaalinata afaraad ee Premier League table halka Spurs ay fadhiso sadexaad laakin kooxda martida ah ayaa bilwoga ciyaartaan fadhin karta kaalinta sadexaad hadii ay Arsenal ka fogaata guuldaro kaga timaada Leicester City kulanka ugu horeeya ee horyaalka.

Ciyaaraha manta dhacaya ayaa iyagu noqon doona qaar ay ku kala baxayaan afarta koxood ee ugu sareeya oo midba dhankeeda ay sanadkani u baadi goobayso sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahayd Preimer leagem,

Waxaana haatan hor boodaysa kooxda yar ee sanadkan  lasoo baxday qaab ciyaareed fiican isla mar ahaantaana todobaadkii aan soo dhafnay dhulka jiiday dhigeeda ku ciyaarta itihad staidam ee magaalada mansherter city,

Sports

Hangoolnews.com

Muqdisho/office

Hangoolnews@gmail.com    

COMMENTS
Latest News