Hangoolnews.com
Xuska Maalinta Jacaylka Aduunka Oo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ay Uga Digtay Dhalinyarada
February 13, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HNG) wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa ka hadashay xuska maalinta 14 feberwari oo sanad walba dalalka reer galbeedku ay xusaan iyaga oo ku sheega ay in tahay maalinta jacaylka aduunka,

Dhianaca kale waxa marka si dhab ah loo baadhay la ogaaday ujeedada ay wadamadaasi ka leeyihiin xuska maalintani oo ay sanadahii ugu danbeeyey usooo min guuriyeen dalalka islaamka ah,

Somaliland oo ka mid ah dalalka boqolkiiba boqol islaamka ah ayaa ka mid ah wadamada ay dhalinyaradooda qaarkood ay run moodaan xuska maalintani,

Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland waxa ay sanadkan markii ugu horaysay ka hadashay xuska maalinta 14 bisha labaad waxaanay digniino u jeediyeen guud ahaan dhalinyarada somaliland

Hangoolnews.com

Hargeisa.office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News