Hangoolnews.com
Maareyaha dekeda berbera muxuu ka yidhi dhismaha dekeda labaad ee gobolka saaxil ka socota
February 13, 2016 - Written by Hangool News

Berbera(HNG) maareyaha dekeda magaalada berbera ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dhismaha dekeda labaad ee gobolka saaxil taasi oo ay dhismaheeda wadaan dadka deegaankaasi,

Maareeye xoor oo warbaahinta la hadlay manta ayaa sheegay in uu ka xun yahay weerarka ka dhacay deegaankaasi saaka kadib dablay weerar ku qaaday dhismaha dekedaasi.

Geesta kale maareyaha dekeda berbera ayaa sheegay in aan loo baahnay deked reer ay leeyihii hase yeeshee ay dawladu kaliya dhisi karto deked hadiiab loo baahdo,

HALKAN KA DAAWO

Hangoolnews.com

Hargeisa.office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News