Hangoolnews.com
Gudoomiyaha Imtixaanadka Qaranka Oo Ka Waramay Ujeedada Hore Loogu Soo Dhigay Xiliga La Qaadayo Imtixaanka Shahaadiga Ah
February 13, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Gudoomiyaha xafiiska imtixaanadka qaranka daa,uud axmed faarax oo manta la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in sanadka hore loo soo dhigay xilligii la qaadi jiray imtixaanada shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo kuwa dhexe ee dalka,

Gudoomiyaha oo waxa fariin adag u diray maamulayaasha dugsiyada dalka kuwaasi oo uu ugu baaqay in si deg deg ah ay usoo xereeyaan foomamka imtixaanada isaga oo si gaar ah da,ud axmed faarax ugu baaqay dugsiyada magaalada hargeisa in ay inta ka horaysa 29ka bisha,

 

Hangoolnews.com

Hargeisa.office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News