Hangoolnews.com
“Cali khaliif waxan xasuusinayaa guriga uu buuhoodle ka degan yahay ubadka hareerahiisa ku ciyaarayaa in sida ubadkiisa maraykan ku nool waxbarasho u baahan yihiin”.W.Cakuse
February 13, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta somaliland mudane c/laahi maxamed daahir cukuse oo maanta xafiiskiisa warfidiyeenada kula hadlayay ayaa si kulul ula hadlay hor joogaha kooxda khaatumo cali khaliif galayr oo mudooyinkii ugu danbeyey isagu ku sugnaa magaalada buuhoodle ee xarunta gobolkaasi,

wasiir cakuse ayaa waxa uu ugu baaqay cali khaliif in u u tudho dadka masakiinta ah e ku nool magaalada huudole isla mar,ahaantaana u kala tago bilwga abaabulka colaad deeganadaasi ka qaraxda,

waxaanu wasiirk cakuse xasuusiyey cali in caruurt ku dhaqan magaalada buuhodle ay u baahan yihiin sida ubadkiisa jooga maraykan nolol iyo sidoo kale waxbarasho.

HALKAN KA DAAWO

Hangoolnews.com

Hargeisa.office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News