Hangoolnews.com
Diwaan galinta codbixiyayaasha doorashoyinka oo si rasmi ah maanta uga bilaabantay gobalka awdal
February 13, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG) diwaan galinta codbixiyayaasha doorashooyinka ayaa saaka si rasmi ah ugu furantay guud ahaanba gobolka awdal iyada oo gobolkaasi ay ku suagn yihiin hogaanada xisbiyada qaranka somaliland oo iyagu kala jiidanaya tagerayaasha gobolka awdal,

boor

Furitaanka diwaan galinta oo ay kaso qayb galeen xisbiyada qaranka aya hadalo koob kooban oo ay ka jeediyeen xafiisk gudoomiyaha gobolka awdal sadexda xisbi iyo gudiga doorashooyinku waxay guud ahaanba ugu baaqeen bulshada kala duwan ee gobolkaasi in ay si hufnaan ah isu diwaan galiyaan si ay u helaan codkooda doorashooyinka la filayo in ay dalka ka dhacaan horaanta sanadka fooda inagu soo haya 2017,

Halkan Ka Daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa.office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News