Hangoolnews.com
Daacish Oo La Ogaadey In Ay Adeegsato Hub Kimiko Ah
February 12, 2016 - Written by Hangool

Wanshiton(HNG)agaasimaha hay,ada sirdoonka dalka maraykanka ee marka magaceeda laso gaabiyo loo yaqaan CIA ayaa waxay shaaca qadaay in ururka lagu magacaabo dawlada islaamiga ah ee Daacish ay isticmalaan hub kimiko ah gaar ahaan kooxda ka dagaalanta dalka syria,

John brennan ayaa sheegay in ay kooxdani islaamiga ah ay isticmaashay dhawr goor oo ay dagaal galeen hubkaasi kimikada a,

Daacish

brenan waa agaasimaha hay,ada CIA da waxa uu sido kale sheegay in ay hubkaasi ka samaystaan gaasta mastardka loo yaqaan ee kolariinta,

Agaasimahani sare ee hay,ada sirdoonka maraykanku waxa uu ka digay in kooxdani daacish ay hubkaasi u iib gayso dalalka bariga dhexe qaarkood.

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News