Hangoolnews.com
Wafti Ka Socda Jaamacada Carabta Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo U Jeedada Socdaalkoada
February 11, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG) waftigani ka socda jaamacada carabta ee manta soo gaadhay magaalada hargeisa ayaa waxa madaarka magaalada hargeisa kusoo dhaweeyey mas,uuliyiin uu hor kacaayo wasiirka kuxigeenka wasaarada arimaha dibada somaliland iyo sidoo kale mas,uuliyiin kale,

Qolka nasashada ee madaarka oo ay warbaahinta si wada jir ah ugula hadleen wasiirkuxigeenka iyo sidoo kale hogaamiyaha waftiga ayaa waxa ka warbxiyeen ujeedada waftigani ay u yimaadeen somaliland

HALKAN KA DAAWO

Hangoolnews.com

Hargeisa.office

COMMENTS
Latest News