Hangoolnews.com
Suldaan Maxamed Suldaan C/qadir Muxuu Ka Yidhi Muranka Tiyaatarka Iyo Xadhigii Ganacsade Cumar Caydiid
February 11, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Suldaanka guud ee beelaha Somaliland suldaan maxamed suldaan c.qaadir aya markii ugu horaysay ka hadlay muranka mudooyinkii ugu danbeyey ka taagnaa qayb ka mid ah dhismaha tiyaatarka magalada hargeisa ee uu maalgaliyo ganacsade cumar caydiid iyada oo muran xoogan oo halkaasi ka taagan uu u dhaxeeyo ganacsadaha maalgalinaya iyo sidoo kale suldaan saleebaan oo ka mid ah salaadiinta bariga magaalada hargeisa.

 

Hangoolnews.com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News