Hangoolnews.com
Sawiro.Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Sameeyey C.Rashiid Xasan Mataan
February 9, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)(HAN)xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa manta huteel ambassador ee magaalada hargeisa ku qabtay munaasibad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo siyaasi c.rashiid xasan mataan oo ka mid ah siyaasiyiinta kaso jeeda gobolka awdal,

Siyaasigani manta loo qabtay xaflada balaadhan ayaa waxa kaso qayb galay gudoomiyaha xisbiga wadani iyo sidoo kale mas,uuliyiinta ugu saraysa xisbigaasi,

Dhanka kale siyaasi c/rashiid xasan mataan oo isagu hore uga mid ahaa xisbiga ucid waxa uu dhankiisa watay taagerayaal tiro badan kuwaasi oo soo buux-dhaafiyey hoolka lagu qabtay munaasibada soo dhawaynta ah,

 

Madashaasi ayaa waxa ka hadlay mas,uuliyinta ugu saraysa xisbiga mucaaridka ah ee wadani kuwaasi oo dhamaantood xisbiga kuso dhaweeyey mas,uulkani manta kusoo biirey xisbiga mucaaridka ah ee wadani,

Halkan hoose ka daawo khudbadahii laga jeediyey madasha.

Hangoolnews.Com
Hargeisa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News