Hangoolnews.com
Daawo Nuxurka Khudbad Uu Siyaasi C/Rashiid Xasan Mataan Ka Jeediyey Madashii Lagu Soo Dhawaynayay
February 9, 2016 - Written by Hangool

mataanHargeisa(HNG)siyaasigii dhawaan iska casiley xisbiga mucaaridka ah ee ucid una digo rogtey manta xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa waxa madashii soo dhawaynta ahayd uu ka jeediyey hadalo kooban oo u badnaa sida uu xisbigaasi uu kusoo biirey uu ugu soo kordhin doono taageerayaal iyo cududiisa

 

 

 

 

Halkan ka daawo

Hangoolnews.com

Hargeisa.officce

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News