Hangoolnews.com
Daawo. Madaxwayne Siilanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socdey Wadamada Somaliland Ka Taageera Dhinaca Horumarka
February 9, 2016 - Written by Hangool

madaxtooyadaLondon(HAN)madaxwanaha somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabailey wafti ka socdey wadamada somaliland ka taageera dhinaca horumarinta ee sanduuqa loo yaqaan (SDF) kuwaasi oo iyagu maalgaliya waxyaabo badan oo dhinaca arimaha bulshada u badan sida biyo soo saarka wadooyinka , doorashooyinka iyo sidoo kale gurmad abaaraha,

Kulanka ay la qaaten madaxwaynaha Somaliland ayaa waxa ku wehelinayay tiro wasiiro ah oo ay ka mid ahaayeen wasiirka qorshaynta qaranka iyo sidoo kale ka arimaha dibada Somaliland,

Kadib markii uu kulankaasi soo idlaaday waxa  warbaahinta si wada jir ah ula hadlay wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo sidoo kale safiirka dawlada Denmark u qaabilsan arimaha Somaliland,

 

Hangoolnews.Com
Hargeisa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News