Hangoolnews.com
“Mudaharaado Aan Kicino Hadii Aniga Maamule Hebel La Iga Badalo Macalimiintana Haso Shaqo Tagina Caruurtu Ha Kacdo Waxaasay La Dhex Wareegaan Meesha”W.Waxbarashada
February 8, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HAN)Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland ayaa waxa uu manta xili uu warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay shirkiisaasi jaraa,id cabashooyin dhawaan kasoo yeedhay ardayda dugsiga biyo dhacayga sare ee magaalada hargeisa kuwaasi oo dhawaan mudaharaad la hor tagay wasaarada waxbarashada Somaliland xiligaasi oo ay ka cabanayeen lacagta bisha laga qaado ardayda dugsigaasi oo lagu kordhiyey iyo sidoo kale qaar ka mid ah macalimiinta dugsigaasi oo qaarkood gunno la,aan uga tagay kadib markii ay wasaarada waxbarashadu ku dari wayday macalimiinta sida tooska ah uga mid noqonaya shaqalaha wasaarada waxbarashada dhanka kale wasiirku waxa uu shaaciyey xiliga rasmiga ah ee dalka laga bilaabo doono ixtixaanada dugsiyada sare iyo kuwa dhexe wasiirka oo arimahaasi ka hadlaya ayaa waxa ka mid ahaa hadaladiisii

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

COMMENTS
Latest News