Hangoolnews.com
Dalalka Turkiga Iyo Jarmalka Oo Ka Hadlaya Qaxootiga Kusoo Qul Qulaya Dalka Jarmalka
February 8, 2016 - Written by Hangool

ANGELARa’iisalwasaaraha Jarmalka, Angela Melkel, ayaa booqanaysa Turkiga si wax looga qabto qaxootiga tirada badan ee imanaya Yurub.

Mrs Merkel ayaa taageeraysa balanqaadka Yurub ay ku siinayso in ka badan saddex bilyan oo dollar hadii Turkiga uu xoojiyo xuduuddahiisa.

Waxaa Turkiga jooga laba milyan iyo bar qaxooti reer Suuriya ah, ayaa waxaa saaran cadaadis inay ogolaato inay soo galaan soddon iyo shan kun oo qaxooti oo yimid xuduudda maalmihii ugu danbeeyay.

HANGOOLNEWS.COM

HARGEISA/OFFICE

COMMENTS
Latest News