Hangoolnews.com
Daawo .Roobab Baraf Wata Oo Khasaare Laxaad Leh Soo Gaadhsiiyey Xoolo Dhaqada Ku Nool Deegaanada Galbeedka Gobolka Awdal
February 8, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HAN)dadka xoola dhaqatada ah eek u nool galbeedka gobolka awdal oo ka mid ah dhulalka galbeedka somaliland ee sanadkani ay ka dhacday abaarta baahsan ee sahayatay badiba xoolahii ay dhaqan jireen dadkaasi ayaa waxa hadana markale soo food saartay dhibaato kale kadib markii ay dhawaan dhulkasi ka da,en roobab wata dabaylo iyo sido oo kale baraf isla markaana ay ku dhinteen badiba xoolahii hadhiinka ka ahaa ee ka soo badbaaday abaartii ka dhacday deegaanadaasi.

Hadaba dadka ku nool deeganadaasi oo uu booqdey tvga star ayaa waxay ka warbixiyeen sida uu yahay xaalk iyo waxa ay dadkaasi xoolahoodii ku dhinteen abaaraha iyo barafka roobkii dhawaan da,ay waxay hada ku noolo yihiin.

Hangoolnews.com

Hargeisa/office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News