Hangoolnews.com
“Nimanka Dhiiga Dadka Caba Ee Haysta Warshadaha Laydhka Ee Aan Ogolayn In Ay Hal Laanbad Ka Taagaan Magaalada”Badhasaabka Awdal
February 7, 2016 - Written by Hangool

Hargeisa(HNG)Badhasaabka gobolka awdal maxamuud cali saleeb (Ramaax) ayaa dhaliilo usoo jeediyey shirkadaha laydha u shida magaalada boorame  ee xarunta gobolka awdal

kuwaasi oo uu badhasaab ramaax ku tilmaamay shirkadi miiranaya dhiiga shacabka ay u shaqeeyaan isaga oo dhinaca kale Mr ramaax ku eedeeyey shirkadaha biyaha adeega laydhka ee magaaladaasi in ayna ka qayb qaadan danta guud ee degmada boorame isla mar ahaantaana aan hal shirkad oo faras magaalaha wax laydh ah u shidaa ayna jirin geesta kale waxa uu badhasaabku balan ku qaadey in ayna uu maamul ahaan la sixaabtami doono shirkadahaas hadalkani ayuu badhasaabku ka sheegay xili uu maanta dhagax dhigayay laydhka ku shaqeeya tamarta cadceeda

HANGOOLNEWS.COM

HARGEISA/OFFICE

COMMENTS
Latest News