Hangoolnews.com
Hargeisa. Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Kulan Lagaga Hadlayay Dhismaha Wadooyin Tayo Leh iyo nuxurka khudbad uu ka jeediyey
February 6, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HAN)madaxwayne kuxigeenka somaliland mudane c/raxmaan saylici oo maanta ka hadl;ayay kulan ay qabatay wasaarada hawlaha guud ee somaliland ayaa waxa uu mr saylaci ku baaqay in somaliland ay u baahan tahay dhisitaanka dhismaha wadooyinka kuwaasi oo uu sheegay in loo baahan yahay in laga dhigo tayo leh isla markaana dalka u yeelata randhiis

 

Hangoolnews.Com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News