Hangoolnews.com
Hargeisa. Arday Ka Gadoodey Qiimaha Lacagta Bisha Schoolka Laga Qaado Oo Lagu Kordhiyey Iyo Macalimiin Laga Eryey Dugsigooda
February 6, 2016 - Written by Hangool News

Hargeisa(HAN)Ardayda wax ka barata dugsiga sare biyo dhacay ee magaalada hargeisa waxay manta dhigeen banaan bax ay kaga soo hor jeedaan qiimaha feega iskuulka oo lagu kordhiyey iyo sidoo kale qaar ka mid ah macalimiintii dugsigaasi oo shaqada laga cariyey waxanay mudaharaadkoodani saaka subaxii hore socod lug ah ku tageen xarun wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare

Hangoolnews.Com

Hargeisa/Office

COMMENTS
Latest News