Hangoolnews.com
Waxaan Si Balaadhan U Hambalyaynayaa Xoghayaha Fulinta Ee Dawlada Hoose Loo Magacaabay .Cheif Caaqil Axmed Cumar
January 10, 2016 - Written by Hangool

Runtii waxaa in la garab is taago mudan marka aad maqasho qof isku darsaday daacadnimo iyo aqoon iyo hawlkarnimo ee loo magacaabo xil uu ku haboon yahay isla markaana uu ka soo bixi karo awoodna uu u leeyahay

 

Sidaa darteed waxaan  si balaadhan u hambalyaynayaa xoghayaha cusub ee loo magacaabay  dawlada hoose ee hargaysa   mudane  axmed darajo   oo runtii aan qabo inuu wax wayn ka badali doono dawlada hoose hargaysa

Insha   allaaaaahuu

COMMENTS
Latest News