Hangoolnews.com
Ma Gaadhi Doontaa Guulo Wax Ku Ool Ah Siyaasadda Somaliland Oo Ay Caqab Ku Noqotay Somalia..W/Q Dr Xasan Maxamuud Aadan.
January 10, 2016 - Written by Hangool

1 talaabada maanta ay qaaday somaaliland ee dhinaca socdaalka waa muhiim Waana guul usoo hoyatay somaaliland gaar ahaan dhinaca socdaalka Somaaliland

2.somaalia runtii aad iyo aad ayaa looga dareemay dhinaca socdaalka ee Ay ku dhawaaqday somaaliland iyada oo taasi ay caqabad ku noqon doonto somaalia In ay marka ay usoo socdaalayaan dhinaca somaaliland loola dhaqmi doono Dad ajanibi oo ka yimid wadan kale halkii markii hore kaliya laga qaadi jiray lacag dhinaca socdaalka cigaal international air port.

3.dhinaca kale dowladda somaaliayaa iyadu u aqoonsan somaaliland wadan ka mid ah somaalia Oo lagu socdaali karo  aqoonsi la aan ama passport somaalia

4.somaaliland ayaa iyadu aaminsan inay tahay wadan ka madaxbanaan somalia ,passport somaaligana U aqoonsan wadan ay  xuduud wadagaan oo ay ka goday somaaliland  kana  madax banan somaalia

5.Hadaba is waydiintu waxay tahay  somaaliland maxaa  fa iido ugu jirta dhinaca socdaalka Ee somaalia  waxaynu odhan karnaa maanta uun bay somaaliland guul gaadhay ,Wayo somalia waxay in badan caalamka ka dhadhicisay inay somaaliland somalia ka mid tahay ,Taasina  waxay caqabad ku noqon dontaa dowladda ku meel gaadhka ah ee somaalia  Ee iyadu sheegatay somaaliland  inay ka mid tahay somaalia.

6. hadaba dowladda somaaliland ma sii xoojin doontaa dhinaca socdaalka ee Ay ku dhawaaqday inay wax ka badashay sidii hore .

7. maxase ay ka faa. iidi doontaa somaaliland hadii ay ku adkaysato go ‘aanka Dhinaca socdaalka  waxay ka faa. iidi doontaa in ay tahay wadan aan layska soo galin oo sharci leh Laguna joogo doono  sharci iyo time dhinaca visa ,Taasi waxay samayn ku yeelan doontaa dhinaca sheegashada somalia  ama dadka ka soo socdaala Dhinaca somalia   iyada oo dowladda somalia pawerka saartay inay dhinac kasta weerer kaga Jirto sidii  layskugu  adeegsan lahaa dadka reer somaliland oo qaar aminsan yihiin soomaaliweyn  , Kuwaasi oo ka mid ah  hada dowladda ku meel gaadhka ah  ee somaalia iyadoo ku oo ay ku guul daraystay dowladda somaalia  dadka reer somaliland ayaa ah dad dhib badani ka soo martay somalia oo runtii meel adag ka taagan

Hadaba su aasho waxay tahay somalia maxay ka daba rooraysaa somaaliland  waa wadan isku taagay lugaha  oo gacmaha is qabsaday  inshallah somaaliland guul

Dr Hassan Mohamoud Aden

Hargiesa/Somaliland

Fardoole03@hotmail.com

COMMENTS
Latest News